المدة الزمنية 2:1

Dagaalka Culus Saraakishi Somaliland Ku Kala Jabtay Amarka Muuse & SSC Khaatumo,Kacdoonka Garxajis

6 755 مشاهدة
0
788
تم نشره في 2023/08/04

#Somalia_Hanoolaato_TV,#Puntland ,#xasan_sheekh,#Laascaanood,#ssc_khaatumo,#somaliland Xildhibaan Qaasim Aadan Saleebaan oo kamid ah xubnahaasi ayaa ka warbixiyay xiisadda u dhexeysa jabhadda cusub iyo ciidanka Somaliland ee ka taagan buurta Gacan-Libaax. “Buurtii Gacan-Libaax niman dhalinyaraa oo hubeysan ayaa galay, waxaan maqleynaa oo kale in ciidamo iyagana la dul geeyay, maantana waxaa loo baahan yahay in xaaladaha dalkeena ka taagan wax ka qabano, ka wada tashano” ayuu yiri Xildhibaan Qaasim Aadan. Dhankiisa Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo hoggaamin doono xildhibaada ku baxaya arrintaasi ayaa shaaca ka qaaday in kacdoonkan uu dhalin karo xaalad amni oo horleh.

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 5